Sharci Ma Yahay Sifaha Loo Maray Xilka Qaadista Uurcadde?

0
1

Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha saar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana kamid ahaa xubnihii guddida fulinta xisbigaasi ee shalay gacanta u taagay codkii xilka lagaga qaaday xoghayaha guud, ayaa waxa uu ka hadlay Sifaha sharci ee loo maray Xilka qaadistii Xoghayiha Guud Ee Xisbiga Waddani.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here