HUBAALMEDIA.COM
Shir Ka Dhacaya Nairobi Oo Lagu Marti Qaaday Somaliland Iyo Qoddob Muhiimmad U Leh Qaranka Oo Uu Huwan Yahay
June 8, 2017 - Written by Mustafe Faro

Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Soomaaliya  Ku Hungowday Kulan Ay  ICAO La Yeesheen Oo Natiijadiisa La Buunbuuniyey

unnamed-1

 Hargeysa (Hubaal) – Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad, ayaa safar dhawaan ku tegay Xafiiska, ICAO Fiss Nairobi waxana uu halkaasi shir kula yeeshay gabadha la yidhaado  Ms Valentina isaga oo Wasiirku u sheegay in uu  doonayo in hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, balse gabadhan ayaa waxa ay ku wargalisay in uu tago Xarunta ICAO ee Montreal, Canada. Wasiir Maxamed C/laahi Salaad waxa uu tagay Xarunta guud ee ICAO, (ICAO Headquarters, Montreal, Canada), waxaana uu halkaasi kula kulmay xoghaynta Guud ee ICAO Dr, Fang liu iyo Madaxa Farsamada ee ICAO Montreal Mr. Ivan Galan, waxana uu u soo jeediyey qorshihiisii ahaa in Hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, bal waxa ay ku war galiyeen in qorshaha ICAO yahay in ilaa 2018 la qalabeeyo Madaarada Soomaliya iyo Somaliland, sida Muqdisho, Hargaysa, Boosaaso iyo Kismaanyo, wixii intaa ka danbeeyana ay ICAO awood u leedahay in ay sii maamusho Hawada Somaliya, ilaa inta laga heshiinaayo. Dhanka kale waxa Shir Hawada Soomaaliya laga hadlayo  lagu  marti qaaday Wasiirka Duulista Somaliland oo ka dhacaaya  Nairobi Kenya, balse Wasiirka Duulista Somaliland oo hadda Safar Jabuuti ah ka soo laabtay ayaa u igmaday Wasiir Kuxigeenkiisa Guuleed Maxamed Shire oo hada isagu ku maqan. Waxaa wakhtigan iska cad odhaahdii Wasiirka duulista Somaliland ee ahayd, “Warqad qoraal ah ayaan ka helay Xarunta ICAO ee Montreal oo waxa ay nagu war galiyeen in aanay dhacayn in ay dhinac ku wareejiyaan hawada, oo kama shaki qabo.”  Ayaa lagu yidhi war qoraal ah oo ka soo baxay xarunta wasaaradda duulista hawada Somaliland shalay kaasi oo daaha ka rogay indawladda Soomaaliya ay barobogaando iyo buunbuunin ku ladhay natiijada kulanka ay la yeesheen hay’adda ICAO.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews