HUBAALMEDIA.COM
Shirkad Cusub Oo Dhawaan Sahamin Shidaal Ka Bilaabaysa Laba Goobood Oo Wasaaradda Macdantu U Cayintay
September 3, 2016 - Written by Mustafe Faro

wasiiru-dawlaha macdanta iyo tamartaHargeysa (Hubaal) – Wasiiru dowlaha wasaarada macdanta iyo tamarta Md. Cabdiraxman Axmed Ismaaciil ayaa sheegay in ay dhamaystireen xeerarkii macdanta iyo tamarta  ee wasaaradoodu u diyaarisay qarankan, kuwaas oo laba kamid ahi ay  ka soo gudbeen golaha wasiirada haatanna ay hor yaallaan gpolaha sharci dejinta qaranka ee wakiillada.   Wasiir Cabdiraxman Axmed Ismaaciil  oo maalintii shalay qaar kamid ah warbaahinta ugu warramay magaallada Hargeysa waxaa uu sidoo kale ka hadlay shirkad shidaal oo dhawaan ay filayaan inay dalka ka bilowdo sahamin, taas oo uu sheegay in ay ku dhiirradeen inay dal aan la aqoonsan sahamin ka bilaabaan   “ MArka hore waxaan ammaan iyo dhiirigelin u jeedinayaa shirkadaha ku soo dhiirraday inay Somaliland Yimaadaan dhawaan, kuwaas oo ay ka mid tahay shirkad laga leeyahay wadanka Shiinaha oo sahamin  ka bilaabi doonta laba goobood oo aanu u kala bixinay bari iyo galbeed kuwaas oo ku kala yaalla bariga Caynabo iyo ta kale oo noqonaysa gobolka Daad-madheedh, waqti xaadirkanna waxaa ay ku horeynaysaa oo ay hawsheeda kabilaabaysaa dhinaca bariga Caynabo hadhowna waxaa ay u gudbaysaa dhinaca galbeedka”. Sidaa ayuu yidhi Wasiiru dawluhu.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews