Shirkadda TELESOM Oo Lacag Ugu Deeqday Saddex Mashruuc Oo Dan Guud Ah Oo Laga Fulinayo Caasimada Hargeysa

0
16

HALKAN KA DAAWO: Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom ayaa kaalmooyin dhaqaale ku wareejisay gudiyada gacanta ku haya hirgelinta sadex mashruuc oo waxtar weyn u leh bulshada lagana fulinayo caasimada Somaliland. mashaariicdan oo kala ah dhismaha wadada Laamida ah ee xaafadda Aw aadan, Dhismaha Biriijka ee xaafadda libaaxyada iyo dhismaha wadada loo leexinayo dugsiga sare ee Ilays ee magaalada hargaysa.

mashruuc telesom maalgelisay

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here