HUBAALMEDIA.COM
Sirdoonka Maraykanka Oo Fashilay Doorkii Dalkoodu ka Qaatay Inqilaabkii Dhicisoobey ee Turkiga
August 17, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Hargeysa:(Hubaal)-Inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ayaa waxaa wararku sheegayaan inuu ahaa mid Maraykanku soo maleegay, isla markaana uu ku lahaa gacan weyn marka la eego sida looga soo shaqeeyey.

 saraakiisha booliska USAmuhiimada xadhiidhka Maraykanku laleeyahay Turkiga ayaa ah mid laga dheehankaro doorka uu mareeykanku ka istaagey. Sidaana waxaa yidhi sarkaal sare oo kamida ciidanka maraykanka. US Army officer in San Francisco, California. waxuuna yidhi, “intaanu inqilaabku kadhicin turkiga mudo yar horteed ayaa aqalka gaashaan dhiga maraeykanka ee Pentagon, amar ku bixiyey in qooysaska askarta mareykanka ee ku nool Turkiga inay iskasoo baxaan Arimaha nabadgalyo awgeed.”

 waxaa hubaal ah in hayada sirdoonka Maraykanka CIA, ay heshey xog kusaabsan inqilaabkii dhicisoobey mudo kahor intaan lafulin, tan ayaa meelkadhac weyn ku ah iskaashiga milatari ee labada wadan, iyadoo maraykanku muhiimada siiyey cadwga dawlada Erdogan, ee xulufada NATO.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews