“Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka mida saraakiisha xusbiga KULMIYE oo u jawaabay Cabdiraxmaan-cirro”

0
1

 

 

 

 

 

 

Hoggaamiye beledka CirRo oo muddooyinki u danbeeyay kasoo dhex hadlayay beeshiisa  Isagoo kasbashada bulshada wali dariiqeedii  ka lunsanyahay Ayaa eedo badan usoo jeediyay madaxwsyne Muuse Biixi. Isagoo hadalkiisu ubadnaa ‘anigaa Muuse kaga haboona hoggaaminta qaranka’. Taasi bulshadaa sheegi doonta horana ushegetee. Waxaa xukuumada ka horyimid caqabado horleh iyo isbadalo cusub, hayeeshee hal adayga Muuse qaar wuu ka gaanshantay qaarna howshoodu way socota hadduu maanta halka Muuse kujiro cirro ku jiri lahaa Somaliland ba lama arkeen.

Cabdiraxmaan-crro shaqadii qaranka  U matalayay oo ka xusbi macaarid ahaan ahayd toosinta xukuumada iyo wax u sheegeeda ayaa waxaa uu ku badalay inuu abaabulo shirarka beeshiisa kana soo dhex muqday beel meel ku shiraysa taasina waxaa ku tusaysa inanu ahayn hogamiye qarankan matali kara

Waxana Cabdiraxmaan-crro ilaa manta ka muuqata inaanu doorashadi hanayn Waxanay taasi ina tusaysa go’aan qaadasho la’aanta lagu xanto, waayo hoggaamiyuhu wixii dhaafay kuma mashquulee waxa soo socda iyo waxa taagan ayuu ka qayb qaata allah mahadle.

Allaa mahad leh

Qalinkii Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka mida saraakiisha xusbiga KULMIYE oo u jawaabay Cabdiraxmaan-crro

 

 

 

SHARE
Article horeJawigii Uu Ku Furmay Shirka Nabadeynta Ceel-Afweyn Iyo Boqor Buurmadow Oo Madasha Soo Gaadhey
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here