Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Oo Madaxweyne MBC Usoo Jeediyey In Xukuumaddiisu Talaabo Cad Ka Qaadato Arrinta Maamulka Hawada

0
148

Hargeysa (Hubaal) Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland ayaa si adag uga hadlay maamulkii hawada ee lagu wareejiyay Dawlada Federaalka Somalia,waxaanay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi u soo jeediyeen in ay talaabo cad ka qaado arintaa.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here