“Somaliland Dagaal Ma Jecla Ee Horumar Iyo Nabad bay Jeceshahay.” Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee WADDANI

0
1

Xuskuumadda iyo Asxaabta Mucaaridka oo aragti ka midaysan dagaalka Tukaraq ka dhacay iyo guud ahaan xaalada dalka.

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde ayaa bulshada u iftiimiyey in dagaalkii Tuka-raq ka dhacay aanu ahayn mid reero ah, ciidamada qarankuna ay u taagan yihiin difaaca jiritaanka Somaliland, isla markaasina ay shacabku la garab taagan yihiin hiil iyo hooba. Siyaasi Cabdiqaadir Jirde waxa uu ka hadlay sidoo kale uu soo dhaweeyay kulan uu madaxweynuhu xalay isugu keenay madaxda Somaliland mucaarid iyo muxaafidba, kaasi oo lagaga arinsasanay xaalada iyo difaaca Qaranimada Somaliland. Cabdiqaadir Jirde waxa uu sheegay inay ka xisbi ahaan ay garab taagan yihiin wixii talo iyo uga yimaada xukuumada ee wadatashi qaran ah.

Daawo:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here