SOMALILAND: “Dalku Waa Nabad, Ninkii Nasoo Doonta Isagaa Yaqaana”

0
1

Hargeysa (Hubaal) Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa dhambaal hambalyo munaasibadda Ciiddal-Udxa awgeed ah u diray ciidamada qaranka, sidoo kalena sheegay inay diyaar  u yihiin difaaca dalka cidkasta oo nabadgelyadooda kusoo duusha.

DAAWO:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here