Somaliland: ku-simaha Madaxweynaha Oo La Kulmay Dhallinyaro Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan Oo Gobollada Dalka Ka Socota

0
1

Hargeysa(Hubaal)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay 24-dhallinyaro ah oo ka kala socota gobollada dalka, kuwaas oo loo carbinayo hoggaaminta wanaagsan.

Dhallinyaradan oo haatan wax ku barata Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa, isla markaana ay gacanta ku hayso hay’adda waddaniga ah ee CPA, ayuu madaxweyne-ku-xigeenku si kal iyo laab ah ugu soo dhaweeyey xarunta qasriga madaxtooyada, isaga oo warbixin ku saabsan isbeddelka ku yimi qiyamkooda dhinaca hoggaaminta muddadii ay ku jireen carbiska dhinaca hoggaaminta ah.

SHARE
Article horeMadaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Sagaatiyey Dhallinyaro Tartan Orodka Ah Kaga Qaybgelaysa Dalka Jabuuti
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here