Somaliland Oo Soomaaliya Ku Eedeysay In ay “Falal Xaalad Abuur Ah” ka wado deegaannada xuduudeeda

0
128

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland, Cabdiraxmaaan Cabdillahi Faarax (Giri-barwaaqo) ayaa sheegay ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya ay weerareen deegaannada Qoriley iyo Tuka-raq.

“Somaliland iyo dadkeedu waxay cadeynayaan in aanay mardambe u dulqaadan doonin xaaladaha noocaas ah diyaarna u yihiin in ay nabadgelyadooda iyo qarankooda difaacaan”, ayuu yidhi Guri Barwaaqo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here