Somaliland Oo Wareejisay 14 baabuur oo Laga Soo Dhacay DDSI

0
1

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa wariyaha BBC-da Axmed Siciid Cige u xaqiijiyay gaadiid tiradadoodu dhan tahay afar iyo toban baabuur oo laga soo dhacay DDSI intii ay socdeen rabshadihii ka dhacay magaaladda Jigjiga iyo deegaannada kale ee Killilka shanaad bishan horaanteedii ay maanta ku wareejiyeen masuuliyiin ka tirsan Itoobiya

 

Baabuurtan oo yaryar iyo waaweyn isugu jira waxa ay Somaliland sheegtay inay ku jireen baabuur ay leedahay madaxtooyada dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here