SOMALILAND: Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Oo Xilka La Wareegay

0
3

Munaasibad uu ka qaybgalay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayuu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo todobaadkii hore loo magacaabay, kaddib markii uu geeriyooday bishan horaanteedii Taliyihii hore AHN Cabdilaahi Fadal Iimaan.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here