Somaliland: Wargayska Haatuf Oo Laga Qaaday Xayiraaddii Saarnayd

0
3

Hargeysa (Hubaal) Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraadda ka qaaday Wargayska madaxa bannaan ee Haatuf.  Wargeyska Haatuf oo ka soo bixi jiray Hargeysa ayaa 7-dii April 2014 ay Xukuumaddii uu madaxweynaha ka ahaa Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo albaabada isugu laabtay.

Maanta oo ah 8-da July 2018 ayaa xoriyadiisii loo soo celiyay wargeyskan oo muddo afar sano iyo bilo ah xayirnaa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here