SONSAF Oo Haragysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wakiillada

0
33

Hargaysa (Hubaal):- Dalada Ururada aan dowliga ahayn ew Sonsaf ayaa shalay Magaalada Hargaysa ku qabatay kulan lagaga doodayo xal u helista caqabadaha hortaagan Doorashada Baarlamaanla Somaliland.

 

Kulan oo soconaya mudo labo cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland, Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, Xisbiyada Siyaasada, Deeq Bixiyaasha arimaha Doorashada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here