HUBAALMEDIA.COM
Soomaaliya Oo Daacuun Looga Digay
April 13, 2017 - Written by Mustafe Faro

who

Hargeysa (Hubaal) Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digaysa in laga yaabo in Soomaaliya uu ka dilaaco daacuun bilaha soo socda, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee Reuters.

Hay’addu waxay sheegtay in 25,000 oo ruux uu hadda ku dhacay shuban lagana yaabo in tiradaasi ay sii korodho.

Boqolkii ruux ee kasta ee uu xannuunku ku dhaco labaatan ka mid ah ayaa la sheegay in ay dhinteen.

Wakaaladda wararka ee Reuters waxay sheegtay in ilaa iyo hadda la diiwaan galiyay 533 ruux oo geeriyooday.

Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa maanta Twitterka ku soo qortay halista ka dhalata biyaha wasakhaysan ee la cabo, waxay sheegtay dad badan oo adduunka dacaladiisa ku nool ay sanad walba iu dhintaan biyo wasakhaysan oo oo ay cabeen.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews