Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Raaligelin Ka Bixiyey Hadal Bulshadu Dhibsatay Oo Kasoo Yeedhay Isaga

0
50

Hargeysa (Hubaal) Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Raaligelin Ka Bixiyey Hadal Bulshada Somaliland Dhibsatay Oo Kasoo Yeedhay Isaga, kaasi oo la xidhiidhay dagaal djawaan laba beelood ku dhexmaray degaanka Dararweyne.

Suldaanku waxa kale oo uu sheegay inuu dib u dhigay shir ay qabsan lahayd beel kamid ah beelaha Somaliland, oo uu hore u iclaamiyey.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here