Suldaan Sheegay In Waaran Qabasho Ah Loo Soo Gooyay Iyo Xukuumadda Oo Uu Ku Eedeeyay

0
65

Suldaan Maxamed Cune oo kamid ah salaadiinta Somaliland ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay dabada ka wado waaran qabasho ah oo uu sheegay in loo soo dhiibay ciidanka magaaladda Burco.

Suldaanka ayaa warbaahinta sidaasi u sheegay, waxaanu arintan dusha uga tuuray inuu ka dameeyo wasiirka arrimaha gudaha.

Suldaan Cune waxa uu sheegay inaanu ciidanku u iman, telefoona laga soo wacin waaranka uu sheegay in isaga loosoo jaray.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here