Tacsi ku socota Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga Prof Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon)

0
1

Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka JSL ee Faransiiska Md. Cali Ismaaciil Huseen, safiirka JSL ee Ingiriiska Marwo Ayaan Maxamuud Cashuur, Safiirka JSL ee Kenya Md. Baashe Cawil Cumar, Safiir-xigeenka Safaarada Kenya Md. Ayaanle Salaad, Dhamaan Safiirada JSL ee Caalamka, Dhamaan Agaasime-waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibedda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Agaasimaha Guud ee Guddiga Qandaraasyada Qaranka Mr. Maxamed Axmed Xasan (Jabarti-saadle), Weriye Maxamuud Cali Sh Maxamed, weiye Faysal Axmed Kaarshe, dhamaan dadkaasi waxay ka tacsiyadeynayaan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga Prof Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon)  geerida ku timi Seedigii AHN Marxuum Maxamed (brown) Xasan Marayare, oo dhowaan ku geeryooday shil ka dhacay magaalada Beer, ee Togdheer.

Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu jannatul al-fardowsa naxariistiisa ku geeyo, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, Wasiir Prof Faratoon iyo ummada Somaliland iyo islaamkaba Samir iyo Iimaan ka siiyo, Aamiin. Aamiin……………….Aamiin………………….Aamiin…………..Aamiin

SHARE
Article hore“Dhiig Bixintu Waa Caafimaad, Waana Sadaqo Jaariya” Madaxweyne Biixi Oo Daah-Furay Ololaha Qaran Ee Dhiig Bixinta
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here