HUBAALMEDIA.COM
Talaabadii Uu Madaxweyne Urdugan Qaaday Oo Saamaysay Boqolaal Ardayda Soomaalida Ee Turkiga Waxbarashada U Jooga
July 24, 2016 - Written by Mustafe Faro

160715195330-21-turkey-coup-0715-restricted-super-169Istanbuul (Hubaal) Boqolaal ka mid ah ardayda Soomaalida ee waxbarashada u jooga waddanka Turkiga ayaa waxa saamayn weyn ku yeelatay go’aanka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Turkiga Ordugan, kaasi oo Sabtidii Dorraad amar ku bixiyay in la xidho goobo waxbarasho oo sida la sheegay xidhiidh la leh waddaadka uu maamulka Turkigu ku eedeeyay inuu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee dalkaasi ka dhacay laba toddobaad ka hor ee Fathullah Gullen. Waxaana amarkani kasoo baxay xafiiska madaxweyne Ordugan iridaha loogu laabay Hay’addo gaadhaya 2,341 oo ay ku jiraan iskuulo, jaamacaddo iyo Cusbitaalo.

Amarkan ayaa ah kii ugu horeeyay ee madaxweyne Ordugan uu u cuskado xaaladda deg-dega ah ee toddobaadkan lagu soo rogay dalka Turkiga kaasi oo socon doona muddo saddex bilood ah. Iskuullada iyo jaamacadaha la xidhay ayaa ka mid ah kuwo ardayda Soomaalida ahi ee waxbarashada u jooga waddankaasi dhigan jireen, iyadoo dowladda Turkigu dhamaan goobahan waxbarasho ee ay xidhay la xidhiidhiisay dhaqdhaqaaqa uu hoggaamiyo waddaadka Fathullah Gullen oo isagu ku nool waddabka Maraykanka.

Dhinaca kale dowladda uu hoggaamiyo Ordugan ayaa Sabatii Dorraad waxay gacanta ku dhigtay ninkii isagu gacan yaraha u ahaa waddaadkan oo lagu magacaabo Halis Hancun, kaas oo sida la sheegay dalka Turkiga soo galay laba maalmood kahor inqilaabkii dhicisoobay ee 15-kii bishan aynu ku jirno ka dhacay waddankaasi, waxaana sidoo kale hawlgalkan lagu qabtay wiil uu adeer u yahay Fathullah Gullen oo isna lagu magacaabo Muxamed saciid Gulen.

MMC

Hubaal Media Network

Hargeysa

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews