Taliayaha Booliska Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Saraakiil Kaalmo Sare Ka Galay Tababar u soo xidhmay ciidamada qalabka sida

0
1

Hargeysa (Hubaal) Taliyaha ciidanka Somaliland Sareeye gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shahaadooyin kala duwan guddoonsiiyay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo kaalmo sare ka galay tababar loo soo xidhay oo muddo lix bilood uga socday dugsiga Cabdilaahi Askar ah.

Saraakiishan oo qaatay tababar iyo casharo la xidhiidha nidaamka uu booliska u shaqeeyo, ayaa sheegay inay muddadaasi tabobarku u socday ay qaateen duruus aad u muhiim ah.

SHARE
Article horeFaysal Cali Waraabe Oo Taageeray Mooshinka Farmaajo
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here