HUBAALMEDIA.COM
Taliska Nabad Sugidda Somaliya oo shaqadii ka Ceydhiyay 1500 Askar iyo Saraakiil isugu jira
October 2, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

gaafow

Muqdisho(Hubaal)-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Cabdulahi Gaafow ayaa la sheegay in shaqadii ka joojiyay ilaa iyo 1,500 oo ruux isagu jirta askar iyo saraakiil ka tirsanaa ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya.

Saraakiisha Shaqada laga ceyriyey ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Hay’adda Nabad Sugida ee Gobolka Banaadir C/xakiin farey iyo Saraakiil kale oo ka tirsanaa hay’addaasi.

Gen.Cabdulahi Gaafow ayaa la sheegay sababaha u shaqada uga joojiyey Saraakiisha iyo Ciidamada hay’adda Nabad Sugida tahay in ay ku fashilmeen wax ka qabashada dhinaca Amniga ee Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Nabad Sugida ayaa sida la sheegay ku eedeeyay dhamaan Askarta iyo Saraakisiha hay’adda Nabad Sugida ee shaqada laga joojiyey in ay ka hortagi waayeen weerarada Al Shabaab ay ku fuliyaan Magaalada Muqdisho iyadoo qaraxii ugu dambeeyay ee ay sheegtaan Xarakada Al Shabaab shalay lagu weeraray Maqaayad ka agdhaw xarunta Xabsiga Godka Jilacow ee Nabad Sugida.

Al Shabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay weeraro kala duwan ka geysanayay Maagaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews