HUBAALMEDIA.COM
Talo Furan oo Ku socota Madaxweynaha Somaliland W/Q: Warsame Sh. Muxumed Warasme
August 5, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Talo  Furan oo Ku socota Madaxweynaha Somaliland

W/Q: Warsame Sh. Muxumed Warasme

Bismilaahi Raxmaani Raxiim….

Waa Talo Ku Socota Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Axmed Maxamed MAxamuud Siilaanyo Kuna Sahabsan Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Ee Gobolada Somaliland. Inkasta Oo Ay Ka Maageen Ama Ku Dhici Waayeen Ina Ay Xisbiyada Tartamayaa Go’ aan Ka Keenaan Arintan.  Saami Qaybsiga Baarlamanka Ee Gobolada  Oo Ay Adiga Dib Kuugu Soo Celiyeen..Aniga Oo Soo Koobaya Waxay Iigu Muuqataa:

  • In Habka Gobol-Doorashada Lagu Bedelo..Qaabka Qaran-Doorasho…(Yacni..In Xildhibaan Kasta Looga Codayn Karo..Dalka Oo Dhan…Xisbi Kastaana Soo Sharaxo..82 Xildhibaan…Loona Sameeyo Waraaqo Ay Ku Qoranyihiin Magacyada Xildhibaanada U Sharaxan Sadexda Xisbi…Waraaqdaas Oo Ah Ta Aad Calaamadinayso..Xildhibaanka Aad Rabto).
  • 2-In La Tirtiro Xeerka Xisaabta Gobolaysan Ee Xisbiyada Loogu Qiimeeyo Inta Kursi Ee Ay Noqonayso Totalka Codadka Uu Helay…Laguna Badalo Isla Habkii Oo U Dhigan Totalka Tirada Codadka Ee Guud Ahaan Ka Healay Xisbigu Dalka Oo Dhan…Tusaale Ahaan Waxa Dalka Ka Codeeyay..82,000 Oo Qof.. Taa Macnaheedu Waxay Tahay In Kursiga Qiimahiisu Yahay 1000 Cod…Hadaba Hadii Uu Xisbiga Kulmiye Helay 28,000 Cod..Xisbiga Wadanina Helay 27,000cod Xisbiga Ucidna Helay 27,000 Cod..Waxay U Kala Helayaan Kuraasta Sidan

warsame sh muxumedKULMIYE 28 Kursi

WADANI 27 Kursi

UCID 27 Kursi

TOTAL:- 82 Kursi

Hadaba Madaxweyne Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Arintan Kusoo Afjarto Xalkan Ugu Caadilsan Uguna Suura Galsan Uu Sidaa Yahay……..

Allaa Mahad Leh

Qalinkii: Warsame Sheekh Muxumed Warasme

Gabiley, Somaliland

 

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews