HUBAALMEDIA.COM
Turkiga Oo 3 Bilood Oo Dheeri Ah Ku Daray Xaaladda Degdega Ah
September 29, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

erdugon

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa meel mariyay in saddex bilood oo dheeri ah lagu daro wakhtiga uu dalku ku sii jirayo xaaladda dagdaga ah. Taladaas lagu kordhinayo wakhtiga xaaladda dagdaga ah waxaa soo jeediyay guddiga ammaanka ee qaranka.

Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in loo baahday wakhti dheeri ah oo lagu dabar jaro khatarta ka timid waxa uu ugu yeeray “kooxaha argagixisada ah” ee wixii ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee bishii todobaad.

Laakiin dadka dhaliilay arrintan waxay sheegayaan in sharciga xaaladda dagdaga ah si xun loo adeegsaday iyada oo ay intaas ku dareen in la xirxirayo dhamaan dadka ka soo horjeeda dawladda oo aanay ku ekayn dadkii looga shakiyay in ay maleegeen afgambiga.

Erdogan ayaa sheegay in ay ka go’an tahay soo afjaridda waxa uu ugu yeedhay “marinka argagixisada” ee xuduudda Turkiga iyo Suuriya.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews