Ujeedada Shir Beesha Yoonis C/Raxmaan ee Habar Jeclo uga Furmaya Caynabo iyo Maxmud C/Laahi Muse Oo ka Muquurtay

0
12

Caynaba,Burco Iyo Berbera  Ayaa Beenniyay Qoraal  Lagu Shaaciyay M In Lagu Dhaawaqay Shir Beesha Yoonis C/Raxmaan Ku Furamaya  Magalada Caynaba Ee Gobolka Saraar Isla Markaana Lagu Dhawaaqay Gudi Qabanqaabo Oo Isagu Ka yahay Gudoomiye Ku Xigeen  Waxa Kale Oo U Sheegay Inuu Soo Dhawaynayo Shir Aya Tashiya Oo Beeshoodu Yeelato Lakiinse Aanu Hada Ogayn Meel Lagu Shiray Oo Lagu Doortay Gudi Qabanqaabo,

shirWaxa Kale Oo Ku Baaqay Maxmud C/raxmaan Muse  Qoraalakaasi Lasoo Saaray Cidii Qortay Ay Masuulkeeda Leedahay

Burco(Hubaal)-Maxmud C/Laahi Muse Oo Ka Mida Odayasha Iyo Waxgaradka Beesha  Yoonis  C/Raxmaan Ee Basha Habar Jaclo Ee Daga Gobolada Waa Sida Uu Hadalka U Dhigee Waxana  Hadalkiisii Ka Mid Ahaa SidaTan“Anigoo Ah Maxamud C/Laahi Muuse Waxa Aan Halkan Kaga Jawaabayaa In Bayaan Ama Qoraal Ku Soo Baaxay Qaar Ka Mida Warbaahinta  Tarikhdu Markay Ahayd 30 Bishan Macnihiisu Yahay Ama Ciwaankiisu Yahay  In Shir Dhawaan Beesha Rer Yoonis Uga Furmi Doona Magalada Caynabo Iyo Guddi Qabanqaabo Oo La Magcaabay, run Ahaanti Waxa Aan Doonayaa Inaan Saddax Qodob Caddeeyo,  Qodobka Kowaad  Horta Anigu Kama Soo Horjeedo Shir U Qabsooma Beesha Reer Yoonis Waxana Ka Mid Ahay Runtii Dadka Danaynaaya Besha Yoonis C/Raxmaan inay Shirto  Oo Ay Shir Yeelato Oo Danheeda Guud  Iyo Masalaxdeeda Caamka Ay Ka Tashato, Horta Taa Waan Caddaynayaa Oo Kama Soo Horjeedo  Waana Raacsanahay,  Lakiin Waxa Kale Oo Aan  Ku Darayaa Qodobka Labaadna Ii Ah Inaan Ogayn Meel Ay Beesha Rer Yoonis Ku Heeshiyeen oo ay Ku Magacawday Gudida Qabanqaabo Ee Warqadan Ku Cad  Ee Lagu Magacaabay Ee Aan Anigu Ugu Qoranahay Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Qabanqaabada Shirka Yoonis C/Raxmaan Uga Furmi Doona Magalada Caynaba,  Run Ahaanti Anigu Ma Ogi Arinkaa Shir Kasoo Baxday Iyo Cid Ka Tashatay  Iyo Meel Lagu Magacaabay  Ma Ogi,  Qodabka Saddexad Ee Aan Halkan Ka Caddaynayaa  Waxa Weeyi  Arinkaa Waxa Aan Kale Socdo Iyo Waxa Aan Ka Ogahay Ma Jirto, Waxanay Runti Ugaartahay Cidii Qortay  oo Masuuliaydeeda Leh  Waxana Run Ahaanti Usoo Jeedin Lahaa Inaan Waxa La Iska Sheegin Waxaan Jirin,  Hadii Ay Yahiin Kuwo Maslaxadda Reer Yoonis Ka Shaqaynaya  Ku Waa Nooca Uu Hadlayaa  Ama Waxyabaha Nocaasa Ka Qorayaa  Sidan Oo Kale Kuma Imaado  Shir Ay Leedahay Beel Sidaa U ballaadhan  Todoba Cashana Kuma Qobsoomi Karo  Cuqaal Isku Timina Anigu Ma Ogi  Meel Aay Iskugu Imidna Ma Ogi Waxa Aan Mar Labad  Halkan Ka Cadaynayaa Inaan Anigu Qayb Ka Ahayn Guddigaas Qabanqaabo ee la sheegay” Ayuu Yadhi Maxmud C/Raxmaan

source:waaheen

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here