HUBAALMEDIA.COM
Ururka Somaliland Y-PEER Waxay Soo Dhoweynayaan Digreetada Madaxweynaha ee 20-Ka February Inay Noqoto Maalinta Dhallinyarada Somaliland
February 18, 2017 - Written by Mustafe Faro

Y-PEERUrurka maxaliga ee Somaliland Y-PEER oo ka mid ururada dhallinyarada ka hawl gala guddaha Somaliland, had iyo jeer u heelan horumaring dhallinyarada Somaliland ayaa waxay hambalyo u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo maanta soo saaray degreeto loogu aqoonsaday in ay 20-ka February noqoto maalinta dhallinyarada Somaliland.

Sidoo kale waxay ururka Somaliland Y-PEER hambalyo u direen dhallinyarada Somaliland meelkasta oo ay joogaan munaasibadda ku xuska maalinta dhallinyarada Somaliland oo ku beegan saadame.

Sidoo kale waxay ururka Somaliland Y-PEER ugu baaqeen dhallinyarada somaliland in ay had iyo jeer ka qayb qaataan horumarka waddanka iyo sidoo kale taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen.

Dhanka kale waxay ururka Somaliland Y-PEER ugu baaqeen ururada ka shaqeeyaa arrimaha dhallinyarada iyo dawladda in ay kordhiyaan dadaalka lagu taageerayo si meesha looga saari dhamaan wax yaabah caqabada ku ah dhalinyarada, gaar ahaan gabdhaha sida gudniinka fircooniga ah.

Ururka Somaliland Y-PEER waxay sidoo kale dhiiri galinayaan siw eyn la siga kaashado siidii dhallinyarada loo bari lahaa xirfadaha kale duwan oo ay ku shaqaystaan/shaqo tagaan, si ay ugu baxaan shaqo la’aanta baahsan ee saamaysay dhallinyarada.

bandhige@gmail.com

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews