HUBAALMEDIA.COM
USA: Wasaaradda A. Dibadda Oo Baadhitaan Ku Fureysa Clinton
July 8, 2016 - Written by Mustafe Faro

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa dib u fureysa baadhis gudaheeda ah oo ku aaddan in haweeneyda murashaxa madaxweyne u ah xisbiga Dimuquraadiga ee Hillary Clinton iyo kalkaaliyeyaasheeda sar sare xilligii ay xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka aheyd ay si xun u maareeyeen xog xasaasi aheyd oo uu Mareykanku lahaa.

hillary clinton

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda oo la yirahdo John Kirby, ayaa sheegay in baaristan ay dedejinayaan, hase yeeshee aysan waqti u qabaneyn.

Hadalkan ka soo yeeray wasaaradda arrimaha dibadda ayaa ku soo beegmaya iyadoo baaris ay wasaaradda cadaaladda ku heysay Hillary Clinton ay ku soo dhamaatay in aan wax eedo ah lagu soo oogin.

Waxaa kaloo ay ku soo beegmeysa maalin ka dib markii xeer ilaaliyaha guud General Loretta Lynch ay ku raacday hey’adda FBI talooyin ay soo jeedisay oo ahaa in Mrs. Clinton aan laga gudbin dacwado la xiriira habkii ay u maareysay email-deeda.

Mudanayaasha iyo siyaasiyiinta xisbiga Jamhuuriga, oo uu ku jiro ninka kula baratamaya Clinton qabashada majaraha Aqalka Cad, Donald Trump, ayaa ka qeyliyay in Clinton aan dacwad lagu soo oogin.

Waxey sheegeen in galaangalka siyaasadeed ee ay leedahay Clinton ay ka caawisay inay ka baxsato dacwad fal dambiyeed oo lagu qaadi lahaa.

source:voa

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews