Uurcade Oo Ku Baaqay Shirwayne Ka Dhana Cirro

0
1

Hargeysa (Hubaal) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa ku baaqay Shir wayne ka dhan ah Gudoomiye Cirro oo uu qabanayo isagoo sheegay in Cabdiraxmaan Cirro Xilka Gudoomiyenimada  ku wareejiyo Cabdiqaadir Jirde.

Arrintan ayaa sii hurinaysa Khilaafka ka dhex taagan hoggaanka xisbiga Waddani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here