“Waa Markii Ugu Horeysay Ee Maxkamadi Timaad Deegaankan Oo Somaliland Ku Yaalla”

0
59

Ceel-dibir oo ka tirsan degmada ceel-afweyn ee gobolka sanaag Oo Markii Ugu Horeysay Laga Hirgelyay Adeega Garsoorka Iyo Caddaaladda. Bulshada ku dhaqan deegaankaasi oo ka mahadnaqay baahi ay qabeen oo hada halkeeda ugu timid.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here