HUBAALMEDIA.COM
Waa Maxay Xikmada Ku Jirta Tirada Toddoba(7)?
October 16, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Marka aad eegto ama aad u fiirsato xikmada ku jirta tirada Toddoba (7) waxay ku tusinaysaa tiradani inay mucjiso ku gadaaman tahay iyo xikmad Rabaaniya, tusaale ahaan haddaanu u soo qaadano xikmadaha ku jira tirada Toddoba (7) waxaynu odhan karnaa waa sidan:-

Cibaaddada

  1. Ma ogtahay in Qur’aanka lagu sheegay (7) sabuul.
  2. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) sac.
  3. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) malag “Jibriil ,Makahiil,Israafiil ,Rudwaan ,Maa’lik ,Mu’kar,Ma’kiiyr”
  4. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) Cadaabood “Jahanama, Jaxiima, Saciira, Saqara, Sam-hariira, Xudama, Haawiya”
  5. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) Jano“Fardowsa,Cadni,Naciima,Mawa,Rowda,Riyad,….”
  6. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) samo
  7. Ma ogtahay in qur’aanka uu yahay (7) jalaad (Dhawaaq)
  8. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey inaad guursato (7) dumar ah “ Mushrikada,Gabadhaada hadii aad furtay sadddxdii dalaaqadood, Afar dumar ah hadaad qabtid ta-shanaad, Gabadha Nin kale uu qabo, Gabadha aan cadad bixin, Gabadhaadu inantay wadatay, laba dumar ah oo wallaalo ah isku mar inaad guursato”
  9. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah qoyskaaga “Hooyadaa, Walaashaa, Habaryartaa, Edadaa, Walaashaa xaga-hooyo, Walaashaa xaga-aabo, Inanta naaska wada jaqdeen”
  10. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo kamid ah Ehelkaaga “ Inantaada, Inanta inankaagu dhalay,Inanta ay inantaadu dhashay, Ayeydaa xaga aabo, Ayeydaa xaga hooyo ,Inanta aad abtiga u tahay, inanta aad adeerka u tahay”
  11. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah Qaraabadaada “ Sodohdaa, Gabadha inankaagu qabo, Inaadeertaa, habar-wadaagtaa, Aayadaa aabo, gabadhaada habar-yarteed, gabdhaada Ededeed
  12. Ma ogtahay in salaada ciida la aqriyo takbiirta (7) jeer.
  13. Ma ogtahay xajka marka la dawaafayo lagu wareego (7) jeer.
  14. Ma ogtahay in buurta safwa orod lagu maro (7) jeer.
  15. Ma ogtahay marka dhagax- tuurashada ay tahay (7) jeer….
  16. Ma ogtahay in ilmaha lagu amro salaadaiyo Tarbiyada marka ay gaadhaan (7) jir.
  17. ma ogtahay in marka uu ilmu dhasho loo wanqalo maalinta (7) aad
  18. Ma ogtahay in jireen mucjisooyinkii ugu weynaa ay ahaayeeny (7) Mucjiso(Nabi adan, Xawa, Nabi Ciise, Ushii nabi Muse, Hashii reer Tamuud, Wankii Nabi Ismaciil iyo dhalinyaradii Yoomul kaaf)
  19. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) nin “Abiilahab ,Qaaruun ,Haaman ,Saamiri ,Fircoon ,Aasar ,Nabruud”
  20. Ma Ogtahay in gabadha Waligeedu yahay (7) qof, aabaheed, Wallaalkeed, wallaalkeeda xagga aabo, Wallaakeed xagga hooyo, awowgeed, Abtigeed iyo Inan ay dhashay (Haddii uu jiro)

Cimilada iyo Deegaanka

  1. Ma ogtahay in qaaradaha dunida ay yihiin (7) qaaradood
  2. Ma ogtahay in dhulku uu yahay (7) arlo
  3. Ma ogtahay in badaha ay yihiin (7) badood (Pacifica an ,Atlantic Ocean,Black sea,Red sea,Meditareine sea,Cranbian sea,Indian Ocean)
  4. Ma ogtahay in Ciidu ka kooban tahay (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’)
  5. Ma ogtahay in Macdamaha dhagaxaantu` ka kooban yahay (7) Dhagax Gum Stones“Ruby, Diamond, Blue panel, Green panel, Amoral,Topaz, sphere”
  6. Ma ogtahay Dhagaxu ka kooban yahay (7) Nooc “Quarts ( sand),Halite (Cusbo), Calcite(nurad), Gypsum(Dhagax), Pyrite(Bir), Diayone(carbon), Feldspar”
  7. Ma ogtahay in dabayshu ka kooban tahay (7) dabaylood “Flurries (fore),Scattered tunder storm(dufan), Humid air (dhado), Cooler air(dhaxan), Muggy air(ceeryaan), Dry -air(dheel),Sunny air(hanfi)”
  8. Ma ogtahay in Roobku ka kooban yahay (7) Nooc (Rain, Trace rain, Shower(mayey), Tunder and storm rain(mahigan), Haze/hail, Snow-rain, Snow-shower)
  9. Ma ogtahay in midabada qaanso roobaadka ay yihiin (7) midab.
  10. Ma ogtahay maalmaha Todobaadku in ay yihiin (7) maalmood.
  11. Ma ogtahay maalmaha todobaadku in ay leeyihiin (7) Astaamood “ Maanta, Ba’ri, Shalay, Doraad, Sahandanbe, Saakuun, Sidataal”
  12. Ma ogtahay in ay jiraan (7) Midab

Todobada Meeraha

  1. Ma ogtahay akhristow in dayaxa uu sameeyo bishii (7) wareeg.
  2. Ma ogtahay in meeraha inta la arki karaa ay tahay (7) (Sun, Moon, Mercury, Venus, Mars, Jupiter and Saturn).
  3. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Guga uu marro (7) God ee Raqaha.
  4. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Xagaa uu marro (7) God ee Dirir-sagaalood.
  5. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Deyrta uu marro (7) God ee Daalalo.
  6. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Jiilaalka uu marro (7) God ee Cirir.

Todobada Cibaadada iyo Dhaqanka

  1. Ma ogtahay akhristow in lamaaha is guursada ay (7) galaan
  2. Ma ogtahay in dhaqanka carabtu ay u bixiyaan ilmaha ku dhasha mucjisada (7) Sabca
  3. Ma ogtahay in aduunka ay jiraa (7) Diimood “Buddhism, Christianity, Islam, Confucianism/Taoism Chins Religious, Judaism (Jewish People), Shinto’s (Japans Religious), Hinduism”
  4. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Macbad“Temple’s, Charge, Mosque, Synagogues, Monasteries, iec”
  5. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) luuqadood
  6. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Calaamadood“Wheel of the law, Latin cross, Star and crescent, ying-yong, Star of David, Tar tin-gate way, Om-or Barahma-Atam hindu”
  7. Ma ogtahay in dhawaaqa qalab ciyaareedku(Music) ka kooban yahay (7) cod “’do’, ‘re’, ‘me’, ‘fa’, ‘so’, ‘la’ and ‘te’.
  8. Ma ogtahay in ka hor curashada Guga inuu da’o Roobka Todobka la yidhaa (7) maalmood

Todobada Meertada Nolosha

  1. Ma ogtahay in Midabada Wajiyada dadku ka kooban yihiin (7) Nooc“Negero,Semetic,Mulato, Indo-European, Hemi tic, Red-indians, Asiatic.)
  2. Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay yihiin(7) Nooc “Philosophical Hand, Primary Hand, Square Hand, Spatulate Hand, Psychic Hand, Conical Hand, Mixed Hand”
  3. Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay leeyihiin (7) Xariiqood “Head-line, Heart-line, Life-line, Health-line, Fate-line, Fame-line, Money-line”
  4. Ma ogtahay Tayada Xarriiq kasta ee Gacmaha Dadku inay yihiin (7) Nooc
  5. Ma ogtahay in makaanka dhererkiisu yahay (7) cm
  6. Ma ogtahay in Makaanku u Ooyo inuu uuraysto (7) Cisho
  7. Ma ogtahay in ilmaha ishinkiisu u buuxsamin uu ku dhasho (7) bilood
  8. Ma ogtahay akhristow taabasha eyga la meyro (7) jeer.
  9. Ma ogtahay in Dadka maskaxda badani ay leeyihiin (7) arimood “focus faculty ,image faculty, dark faculty, time faculty, motive faculty, I-Am faculty and Light faculty”
  10. Ma ogtahay in Qiimeynta pH-ka sida caadiga ah waxa u dhaxeeya ku noqoshada acidity and alkalinity waa (7).
  11. Ma ogtahay in lafaha aadamuhu u qayb-samaan (7) qaab “Spine and Vertebral column(26), Cranium(8),Face (14), Hyoid bone, sternum and Ribs(26), Upper extremities(70), Lower extremities(62)”

Todobada Dhirta

  1. Ma ogtahay Dawooyinka Dhirta ee ugu qaalisani ay yihiin (7) Geed “Toon, Xabaasuud,Xildiid,Sinjibiil,Fil-fil,Shanfax, Saliid seed

Mr. Maxamed Farax Axmed

Email: Mrgpublichealth@hotmail.com

Tell: 4426743

  1. Ma ogtahay in ciyaaraha Somalidu ka kooban yihiin (7) Ciyaarood. Dhaanto “Hirwo”, Bottor “Jiib iyo Jaan”, Saylici “Wala-saqo”, Jaan-dheer, Baar-cade,Shirbo “ Hoo-labi”, Harimaadee
  2. Ma ogtahay in suugaantu ay tahaya (7) nooc. Gabay,Geeraar, Guure,Jiifto,Buraan-bur, Hees-hawleed, Maanso
  3. Ma ogtahay in Jihooyinku (directions) yihiin (7) Jiho “Waqooyi, koonfur, Bari, Galbeed, Kor, Hoos, Badhtamaha,”
  4. Ma ogtahay Akhristow in marka qofku uu dhinto loo dhigo Go’gol (7) Cisho
  5. Ma ogtahay in Cuntada ay ka kooban tahay (7) Nooc “Wheat,Barley,Grapes,Figs,Pomegranates,Olives,Dates
  6. Ma ogtahay in Walaxda kimikalka Nitrogen in tirad atom keedu uu yahay (7)
  7. Ma ogtahay in Alle “subxaanahu watacaalaye” uu jidhka Aadamaha ka abuuray Ciid “ Ciiduna waxay u qeybsantaa (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’)
  8. Ma ogtahay in Qanjidhada Aadamuhu (Endocrine Glands) ay yihiin (7) Qanjidh. “ Pineal gland,Hypothalamus gland,Pituitary gland, Thyroid gland, Adrenal gland, Pancrease gland, Overy and Testinal gland “
  9. Ma ogtahay in ugxantu u soo socoto gidaarka ilma-galeenka mudo (7) Cisho ah.
  10. Ma ogtahay in maqaarku ka kooban yahay (7) Diir, “ lower dermis, dermis, Epidermis, Subscantoues Cardiac muscle cells,skelletone muscle cell, Smooth muscle cells”
  11. Ma ogtahay in marka la tukanayo la saaro dhulka (7) Xubnood
  12. Ma ogtahay in magaca Kulmiye Falaga uu ku leeyahay todoba kana kooban yahay (7)xaraf
  13. Ma ogtahay in qoysku ka kooban yahay (7) Qof “ Hooyo, Aabo, Walaal, Walaashaa, Inankaaga, inantaada,

Afada ama Ninkeeda

Mr. Maxamed Farax Axmed

Email: Mrgpublichealth@hotmail.com

Tell: 4426743

Waa maxay xikmada ku jirta Tirada AFAR (4)..?Qeybtii 3aad

Hadda waxaynu ku eegi doonaa qormadeenan taxana ah xikmada ku jirta Tirrada Afar (4) waxay ku tusinaysaa tiradani inay tahay mid ay ku gadaaman yihiin xikmad Rabaaniya, tusaale ahaan haddaanu u soo qaadano xikmadaha ku jira tirada AFAR (4) waxaynu odhan karnaa waa sidan:-

  1. Ma ogtahay in Alle Subxaanahu wa-tacaalaaye wuxuu soo dejiyey (4) Diimood “ Sabuur,Furqaan,Injiil, Towraat)
  2. Ma ogtahay in Diimahaasi ay laahaayeen (4) Kutub “ Quraan,Sabuur, Injiil,Towraat.
  3. Ma ogtahay in Rusushu ay ahaayeen (4) Rusul “Ibraahim,Muuse,Ciise, Maxamed”
  4. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (4) Dumar ah “ Maryama Bintu cimraan, Gabadhii fircoon, Gabadhii boqor casiis, Gabdhii Nabi-luud”
  5. Ma ogtahay in ay yaraantoodii ku hadleen (4) Caruura” Nabi Ciise, Wa-saaxibu jureyr, Wa-shaahidu Yuusuf, iyo Ukhduud”
  6. Ma ogtahay in Alle Subxaana wa-tacaalaaye uu nafta galiyo Ilmaha marka uu Uurka hooyada ku jiro (4) billood
  7. Ma ogtahay in Afada Ninkeedu geeriyoodo inay qaado Asay qaado (4) Bilood iyo 10 habeen
  8. Ma ogtahay in ay jiraan (4) Nololood “Nolosha Uurka, Nolosha Ifka, Nolosha Aakhiro, Nolosha janada/Cadaabta”
  9. Ma ogtahay in Sunnigu ka kooban yahay (4) Mabhadood “ Xanafi, Maa’liki, Shaafici,Xanbali
  10. Ma ogtahay in Meertada Nolosha Aadamuhu ay marto (4) Marxaladood “ Caruur, Dhalin-yaro, Xoog”Medial Age” Waayeel.
  11. Ma ogtahay in Dhiiga aadaamuhu u qaysamo (4) Nooc “A,B,O,AB”,
  12. Ma ogtahay in Raga loo baneeyey inay guursadaan (4) Dumar ah
  13. Ma ogtahay in Jihooyinku ka kooban yihiin (4) Jiho “ Waqooyi, Koonfur,Barri,Galbeed”
  14. Ma ogtahay in maalintu leedahay (4) Xili “ Aroor,Duhur,Galab,Fiid”
  15. Ma ogtahay in Cayayaanka uu soo maro (4) Mar-xaladood “ Beed(egg,Ovale), Lulubiy (Larve), Pupa , Imago
  16. Ma ogtahay in cayayaanka marka laga reebo duqsiga ay leeyihiin (4) Baal
  17. Ma ogtahay in faryadu oo ah faraha ta- (4) aad aanay kaligeed dhaqaaqi Karin.
  18. Ma ogtahay in Wadnuhu ka kooban yahay (4) Qeybood
  19. Ma ogtahay in Qeybaha Ilkaha aadamuhu ay yihiin (4) “ Foolasha sare,iyo kuwa hoose, Miciyaha
  20. Ma ogtahay in Qaaciidada xisaabta ee la raaco inay tahay (4) Qaybood” Isugeyn, Isku-dhufasho,Kala-jarid Isku-qeybin.
  21. Ma ogtahay in Xiliyadu ka kooban yihiin (4) Xilli “ Gu, jiilaal, Xagaa, Deyr”
  22. Ma ogtahay in Bishu ka kooban tahay (4) Usbuuc
  23. Ma ogtahay in walaxuhu ay maraan (4) qaab” Solid (Adke),Liquid (Dareere), Gas, Plasma “
  24. Ma ogtahay in Turubku ka kooban yahay (4) Qaybood “ Heart, Diamonds, Clubs, Spades”

W/Q: Maxamed Farax

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews