Wakaalada Biyaha Burco Oo Soo Gabagabaysay Adeeg Biyo Gelin Bilaash Ah Oo Muddo Laba Toddobaad Looga Faa’iideeyay Dadka Danyarta Ah

0
15

DAAWO: Wakaalada biyaha siisa magaaladda Burco ayaa maanta soo gabagabeysay adeeg biyo gelin ah oo muddo laba toddobaad ah ay ka wadeen magaaladda Burco,kaas oo looga faa’iideynayay dadka danyarta ah eek u dhaqan magaaladda

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here