HUBAALMEDIA.COM
WAR-SAXAAFADEED: Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafdigii La Socda Ee UK Oo Soo Gabagaboobay
October 16, 2016 - Written by admin

War murtiyeed Kooban:

Asalaamu caleykum shacbi weynaha Somaliland,

qo

Waxa ALLA mahaddii ah inu si wanaagsan u soo gaba-gaboobay safarka wefdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Mudane Axmed Maxamed Silayo ee ay kamidka ahaayeen Marwad kowaad, Murashaxa xisbul xaakimka KULMIYE mudane Muse Biixi Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha wasiirradu ay ku joogeen dalkan UK. Wefdigu maanta oo Axad ah ayey haddii ALLA Aqbalo u kicitimi doonaan dalkii hooyo.

Madaxeynaha iyo wefdigiisu intii ay joogeen  UK waxay la kulmeen mudaneyaal badan oo ka tirsan Baaralaanka UK iyo Ganacsato waaweyn oo kala duwan, kuwaas oo danayaya inay maal gashi ku sameeyaan dalkeena Somaliland kadib markii ay yaqiinsadeen fursadaha maal gashi  ee ka jira dalkeenna dihin. Waxa shirkado door ahi muujiyeen sida ay diyaar ugu yihiin maal gashi ballaadhan oo ay dalka ku sameeyaan kadib markii masuuliinta Somaliland u bandhigeen jawiga maal-gashi ee ka jira Somaliland iyo shuruucda maal-gashi ee dalka oo si weyn u soo jiidatay dhammaan shirkadihii wafdigu la kulmay.

Wafdigu waxay mudaneyaasha baarlaanka UK u sharxeen geeddi socodka doorashooyinka Somaliland iyo sababaha kallifay kala qaadista labada doorasho ee madaxtooyada iyo baarlanka, taas oo ay mudneyaasha baarlamanka UK si wacan u garawsadeen. Mudaneyaasha UK waxay ballan-qaadeen inay gacan buuxda siin doonaan dedaalka horumarineed/dimuqraaddiyadeed ee ay dawladda Somaliland dalka ka waddo.

Madaxweynaha iyo wefdigiisu waxa kale oo ay kulammo door ah la yeesheen Jaalliyadda Somaliland ee deggen UK.  Iyaga oo booqday kulammana ku qabtay badi magaalooyinka waaweyn ee UK.

Safarka wafdiga ayaa ahaa mid guul ku soo dhammaaday.

Ugu dambayn aniga oo ka wakiil ah wefdiga Madaxweynaha waxa aad ugu mahad naqayaa jaalliyadda Somaliland ee UK ee sida aadka u wanaagsan u soo dhoweysay Madaxweynaha iyo wafdiga la socda.

Guul Somaliland,

 Cali Adan Cawaale

Wakiilka Somaliland ee UK

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews