HUBAALMEDIA.COM
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Doonni Kalluumaysi Oo Ku Qarqoontay Badda Ceel-daraad Iyo 4-kamid ah Shaqaalihii Saarnaa Oo La La’yahay
April 19, 2017 - Written by Mustafe Faro

doonyo-badda-ku-sugan

Berbera:(Hubaal)-Dooni kuwa kaluumeysiga ah oo ka shiraacatey magaalada Berbera, ayaa ku degtay deeganka Ceel Daraad oo dhinca bari kaga beegan magaalada Berbera, sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Md. Cali Faarax Buureed.

Doontan ayaa waxaa saarnaa lix qof shaqaale kaluumaysi ah isla markaana laba ka mid ah ayaa la helay Iyaga oo nool oo kasoo dabaashay goobta doontu ku degtay oo ahayd biyo sare oo Bada ah Waxaana Ilaa Hada la layahay Raq iyo  Ruux doontii iyo 4 ka mid ah shaqaalihii doontaas Saarnaa meel ay jaan iyo cidhib ay dhigeen.

Doonta kaluumaysi ee dagtay ayaa waxa lahaa Isuduwaha Wasaarada kaluumaysiga ee Gobolka Saaxil oo lagu magacaabo Ismaaciil Cabdi Xirsi oo Kamida Kaluumaysatada Berbera, sida uu qaarkamid ah warabaahinta u xaqiijiyey.

Isu-duwe Cabdi Xirsi uu sheegay in dhacadadani dhacday habeen hore abaara 12-kii habeenimo sida la qiyaasayo iyada oo doontu kasoo laabatay kaluumaysi ay muddo shan habeen ah ku maqnayd oo kaluun badanina saarnaa.

Ilaa Hada wax gurmad ah oo loo fidiyay doontaas iyo kaluumaysatada saarnayd oo jiraa ma jiraan Waxaana la filayaa in ay afarta ruux ee kalee doonta saarnaa geeriyoodeen oo badu liqday maada,a oo aan ila hada raq iyo ruuxtoona lahaynin.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews