Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Olole Ka Dhan ah Aafada Tahriibta Ka Bilowday Hargeysa

0
9

Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa magaalada Hargaysa ka bilowday olole wacyigelineed oo ka dhan ah Tahriibta.

Ololahan ayaa wasaarada waxbarashadu ka bilowday dugsiyada sare ee Hargeysa,agaasimaha waxbarashada dadban ee wasaarada waxbarashada Muuse Maxamed Shire maruu kormeer kusoo maray dugsiyada sare ee Al-irshaad ayaa waxa uu uga  waramay ardaydii dugsigaas ku sugnaa dhibaatada ay leedahay tahriibta iyo dhaqamada xun-xun

agaasimaha waxbarashada dadban

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here