Wasiir Dawlihii Hore Ee Gaashandhiga Somaliland Iyo Koox Ajaanib Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
54

Ceerigaabo (Hubaal):- Badhasaabka gobalka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiim-baro ayaa maanta waxa uu xabsiga u taxaabay Koox ajaanib ah oo uu hogaaminaayo wasiirul dawlihii hore ee wasaarada Gaashandhiga xukuumada madaxweyne Siilanyo Md Cabdiraxmaan Axmed Ismaciil Siimoodi.

Sidoo kale Badhasaabka gobalka Sanaag ayaa sheegay in amarka lagu xidhay dadkan Ajaanibka ah iyo wasiirul dawlihii hore ee Gaashandhiga uu yahay mid kayimid madaxda sare ee Somaliland

DAAWO:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here