Wasiir Xaglo-toosiye Oo Ka Dhex Toosay Bahda Caafimaadka Ee SAAXIL Iyo Ujeeddada Safar Kedis Ah Oo Uu Shalay Berbera Ku Tegey

0
169

Wasiirka Caafimaadku Waxaa Uu Ka Warramay Qorshe Ay Wasaaradiisu Dugsi Caafimaad Kaga Hirgelinayso Berbera

Burco(Hubaal):Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Somaliland Dr Salebaan Ciise Xaglo Toosiye Ayaa shalay    Magalada Berbera  ku tegey socdaal Kadis Ah Oo Daarnaa U Kuurgalka Xaalada Cusbitaalka Berbera Iyo Gobolka Saaxil. Wasiirka Wasarada Cafimaadka Ayaa Kulamo Gaar gaar Ah Laqaatay Shaqaalaha Cafimaadka Gobolka Saaxil Gaar Ahaan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Cusbitaalka Magalada Berbera. Wasiirka Ayaa Amaanay Isuduwaha Wasarada Cafimaadka Gobolka Saaxil Iyo Maamulka Cusbitaalka Berbera Waxana Uu Ku Aaamanay Doorkii Muuqday Ee Ay Bahda Cafimaadka Ee Gobolka Saaxil Ee U Hogaaminayo Isuduha Wasaradu Ay Ka Qateen Abaarihi Baahsaaa Ee Soo Maray Dalka Ee Isla Markaana Waatay Xanuuno Khatar Ah. Wasiir Salebaan Ayaa Sidoo Kale Ballanqaaday Inuu Markasta Garab Taagan Yahay Bahda Cafimaadka Ee Gobolka Saaxil oo uu Markasta Ku Daadalayo   Sidii uu  gobolka saaxil ugu soo kordhin lahaa wixii karaankiisa ah.

Wasirku waxaa uu sheegay in ay qorsheynayso wasaaraddiisu sidii ay Magaallada Berbera uga hirgelin lahayd dugsi caafimaad  oo wax badan ka tari doona  baahida ardayda iyo bulshada jecel barashada caafimaadka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here