Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Warbixiyey Shir Caalamiya Oo Wetfi Uu hoggaaminayo Kaga Qaybgalay Mosambik [SAWIRRO]

0
1

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo safar ugu maqnaa dalka Mosambik ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa.

Wasiirka caafimaadka ayaa dalka Mosambik kaga qaybgalay shir caalamiya oo lagaga arrinsanayay iskaashiga qaarada Afrika ee cudurada faaha.

Weftigan uu wasiirka caafimaadku horkacayay ayaa markii ay ka soo dageen madaarka Hargeysa saxaafadda u waramay.

DAAWO:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here