HUBAALMEDIA.COM
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Xubnaha Golaha Sare Ee SONYO
February 20, 2017 - Written by Mustafe Faro

Capture

Hargeysa:(Hubaal)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta Somaliland Md. CalI Xasan Maxamed(Cali-marreexaan) ,ayaa u mahad naqay dhalinyarada Somaliland uga mahadnaqay xuska maalinta uu madaxweynuhu wareegtada ugu asteeyey ee 20-ka bisha February oo maanta ku beegan.

Wasiirku isaga oo ka duulaya qaddarinta iyo ixtiraamka uu u hayo dhallinyarada, waxa uu xalay munaasibad casho-sharaf ah ku maamuusay xubnaha golaha sare ee dallada dhallinyarada ee SONYO, waxana uu la wadaagay dareen farxadeed oo uu ku qiimaynayo dhallinyarada.

Casho Sharaftan Wasiirku Sameeyey Ayaa Waxa Kasoo Qeyb Galay Hogaanka Sare Ee Sonyo, Xubnihii Xilka Wareejiyey, Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawladda Sharmaarke Gelle, Wasiirku Xigeenka Hawlaha Guud Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan. Xubnahan Golaha Sare Oo Dhawaan Loo Doortay Inay Majaraha Uqabtaan Hogaanka Sonyo Mudada Saddexda Sano Ee Soo Socota, Ayaa Wasiirku Ku Hanbalyeeyey Xilka Loo Igmaday, Dhinaca Kalana Ugu Bushaareeyey Inuu Garab Taaganyahay.

Gudoomiyaha cusub ee dallada dhallinyarada ee SONYO Md Cabdicasiis Siciid Saalax, ayaa Wasiirka Ugu Mahadnaqey Casuumadan, Dhinaca Kalana Sheegey Inuu Yahay Wasiirkii Ugu Horeyeeyey Ee mart-yiqaadkan Usameeyey, Waxaanu Sheegay Inay Maanta Laga Bilaabo Tirsanayaan.

Wasiir Cali Xasan Maxamed, ayaa muujiyey sida uu muhiimadda gaarka ah u siinayo dhallinyarada, isla markaana uu ugu arko mustaqbalkii berri, waxana uu heegan hogo tusaaleeyey sida ay uga go’an tahay inuu mar walba taageerahooda koowaad ahaado, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Wax aniga mar walba iga go’an inaan dhallinyarada waddanka taageero oo garab istaago, aniga oo og qiimaha ay dhallinyaradu dalka ku leeyihiin, kana duulaya oo kaashanaya sida uu madaxweynuhu u qiimaynayo  da’yarta, ayaan go’aansaday inaan munaasibadaha noocan oo kale ah la yeesho, waana waajib ay dhallinyaradu nagu leeyihiin.”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews