HUBAALMEDIA.COM
Wasiirka Khayraadka Biyaha Oo Fariin U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Ceel Afweyn Isagoo Ka Digay In Raxmaadka Illaahay Oo Curtay In Shaqaaqo Dib Usoo Laabato
May 2, 2017 - Written by Mustafe Faro

Munaasibad Balaadhan oo hadhimo Sharafeed Ah Ayaa uu Wasiirka Wasaarada Khayraadka biyaha Xuseen Cabdi Boos Maanta ugu Sameeyey Magaalada hargaysa gaar ahaana Hotel Diiriye Qaar Ka mid ah qoorweynta,salaadiinta,cuqaasha,waxgaradka iyo Madaxdhaqameedka beelihii dhowaan ku dagaalamay deegaanka ceel afweyn ee gobolka Sanaag

Munaasibadan oo uu Wasiir Xuseen cabdi Boos uga Dan lahaa Xoojinta Adkaynta Nabadgelyada,Midnimada Gobolka iyo  isku soo Dhoweynta Dadka Deegaanka Ayaa waxaa Goobjoog ka Ahaa Garaad Cabdilaahi Guuleed, Boqor Maxamed Nuux Aadan,Suldaan Cali Yuusuf Badacas, Caaqil Jafaal, Jiif Caaqil Aadan maxamed jaamac, Jiif Caaqil Ibraahin Ismaaciil Jaamac, Jiif Caaqil Maxamuud Nuux Maxamed,Caaqil Xuseen Digaale Yuusuf,Caaqil Axmed Jaamac Dafac ,Isuduwaha wasaarada Warfaafinta Gobolka Sanaag MAxamuud Maxamed Xasan SARAAF,Maayar xigeenka Degmada Ceerigaabo,Aqoonyahano,Siyaasiyiin iyo Dhalinyaro Aad u Tira badan

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews