Wasiirka Maaliyadda Oo 2 Million Dollar Ku Wareejiyay Gudida Doorashooyinka

0
1

Xukuumadda Oo Bixisay Boqolkiiba Afar Iyo Toban Saamiga Ay Ku Leedahay Kharashka Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka

Xukuumadda ayaa maanta bixisay qaybtii u horreysay saamigeeda kharashka doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee 2019.

Wasiirka maaliyadda Yuusuf Maxamed ayaa faahfaahiyay cadadka lacagta ay ku wareejiyeen Gudida Doorashooyinka

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here