Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Hadlay Hadalo Uu Yidhi Oo Bulshada Sikale Loogu dhigay

0
1

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaaradda horumarinta maaliyadda ee Somaliland Mud. Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa ka hadalay hadalo ay muddooyinkii dambe qorayeen qaar kamid ah warbaahinta isla markaasina lagu faafiyay baraha ay bulshadu ku kulanto, hadalkaasi oo lagu sheegay in wasiirku maaliyaddu uu aflagaadeeyay bulshada ku dhaqan gobolka Sool. Wasiir Yuusuf  oo shalay warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warkaasi, waxaana isaga oo ka hadlayay uuyidhi;

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here