Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Cabashada Shaqaalaha

0
31

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Cabdiraxmaan Guri barwaaqo, ayaa ka hadlay cabasho todobaadkan ka soo yeedhay Shaqaalaha Wasiirradiisa, taasoo sababtay in qaar kamida Shaqaalahaas oo ay ku jiraan madax-qaybeedyo hore shaqada iyo Mushaharaadka laga joojiyo.

Wasiirka oo maanta ka hadlayey munaasibad xil-wareejin ah oo ka dhacday xarunta Wasaarada, ayaa sheegay inaanay jirin uu uga talo-qaatay isku-shaandheynta uu dhawaan ku sameeyey madaxda waaxyaha Wasaarada.

 

Wasiirka ayaa shalay shaqada iyo Mushaharka ka joojiyey in ka badan 20 Wariye iyo Farsamo yaqaan oo u shaqaynayey laamaha Warbaahinta Dawladda.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here