Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Ingiriiska Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

0
1

Dawladda Ingiriiska Oo Ergay Gaar Ah U Magacowday Somaliland

Hargeysa(Hubaal)-Wasiirka Wasaarrada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdirahman Cabdillahi Farax oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa sheegay in uu kulamo la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Dawladda dalkaas, kuwaasoo uu ku jiro  Ergeyga cusub ee Dalka Uk  u qaabilsan S-land Mr Stuart Brown.

Ergayga gaarka ah ayaa waxa ay xaruntiisu noqon doontaa Magaalada Addisababa ee dalka Itoobiya.

Wasiirka ayaa sheegay inuu Magaalada London kula kulmay Hay’addo ka shaqeeya dhanka horumarinta Warbaahinta, kuwaasoo uu kala hadlay sidii ay uga caawin lahaayeen tababarada Saxaafadda Somaliland.

SHARE
Article horeUK Oo Ku Biirtay Dawlado Doonaya Inay Saldhig Millatari Ka Furtaan Somaliland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here