Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaqada Ka Joojiyay 24 Wariye Iyo Qodobada Loo Cuskaday

0
45

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka wasaaarada warfaafinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu goor dhaweyd uu shaqadii ka joojiyey 24 wariye oo ka hawl gala telefishanka qaranka Somaliland.

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shaqaalahan uu mushaharkii ka joojiyey muddo 3 bilood ah isla markaana waxaa uu amray in aaney shaqalahani soo gali karn xayn daabka wasaarada warfaafinta muddo-daas saddexda bilood ah.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here