Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay Inuu Hindisay Erey Bixin Cusub Oo Uu Kusoo Kordhiyey Af Soomaaliga

0
1

DAAWO+Akhri: Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, waxa uu soo bandhigay barnaamij uu [halmeceeye] ugu magac daray oo uu ku ururiyey erey bixinta kelmado gaar ah

 

Hargeysa(Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqank iyo wacyigalinta JSL Md. C/raxmaan C/laahi Faarax (Guri-barwaaqo) oo ka mid ahaa aqoon-yahanadii ka qayb qaadanayey shirweynaha 13aad ee cilmi baadhista Soomaalida oo malmihii u dambeeyey ka socday magaalada Hargeysa, ayaa  ku soo bandhigay barnaamij la magac baxay halmeceeye.

Wasiirka wasaaradda warfaafintu waxa uu Buugan uu soo bandhigay kaga hadlay saamaynta ay Tiknoolajiyadu ku leedahay Afka Soomaaliga, isagoo eray bixin u sameeyey kalmadaha ama weedhaha loo isticmaalo kombiyuutarka.

SHARE
Article horeUrur Lagu Magacaabo HEGEBO Oo Xarun Caafimaad Ka Dhisaya Deegaanka LAFARUUG
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here