HUBAALMEDIA.COM
Waxqabadka Mayorka Caasimadu Ma Aha Mid La Qarin Karo
August 29, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

SoltelcoMayarka caasimada oo mudo gaaban hada kursiga caasimada ku fadhiyey  isaga iyo golahiisa deeganku kadib xiligigi  doorashada golaha deeganka  hadaba lama qarin  karo waxqabadkiisa

Iyadoo howsha shaqo ee dawlada hoose ay  aad u balaadhantay inkastoo dakhliga soo gala uu runtii aad u xadidan yahay marka loo eego awooda dhaqaale ee maamul

 Inkasta oo  runtii ay aad u burbureen wadooyinki halbowlaha  hadana dib u sameynta wadooyinka caasimada ee burburay iyo kharashka  dhaqaale ee samaynta wadooyinka ku baxaya ma aha mid si gaara ay u dabooli karto dawlada hoose ee caasimada hargeisa  in kasto ay haysato qalab runtii aad wax uga taraya  samaynta wadooyinka caasimada ee burburay

Waxa loo baahan yahay in dawlada dhexe  iyo qaybta arimaha bulshadu ay ka qayb qaatan dib u dhiska wadooyinka caasimada ee burburay

Sidoo kale moyarka caasimada hargeisa abdirihmaan sotelco waxan anigu ka marag kacayaa in dajiyey qoysas danyar ah oo barakacayaal ah oo uu dajiyey bariga caasimada  guryo ay ku nooladan sidoo kale waxa uu moyarku ka qayb qaata  howlaha kaalmada daryeelka caarurta darbi jiifka iyo kaalmada xarunta agoomaha hargeisa  cisbitaalka  dadka maskaxda ka jiran  oo siiyo kharash kaalmo joogta

Waxan runtii ku talin laha ma fiicna in si fudud loo dabool wax qabadka mayorka abdirahman sotelco mana fiicna afduubka horn cable tv ee waa in la sheega wax qabadkiisa  wax is waydiin ma xumee wax is waydaaris baa daran

W/Q: Buux Ibraahim

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews