HUBAALMEDIA.COM
Weerarkii Xeebta Liido Oo La Soo Afjaray
August 26, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Wararka ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la soo afjaray weerarkii xalay lagu qaaday makhaayad ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, halkaasoo sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee dawladda Soomaaliya ay 9 qof ku dhinteen.

9ka qof ayaa la sheegay in ay isugu jireen shacab, askarta dawladda iyo dableydii weerarka qaadday.

Sida ay ciidamada booliska sheegayaan, waxay qabteen qof ka mid ah kooxdii weerarka qaadday oo dhaawacmay, kaasoo hadda su’aalo la weydiinayo.

Xalay markuu weerarka bilaabanayay maqaayadda dad badan ayaa fadhiyay. Qaar ka mid ah dadkaas daaqadaha ayey iska tuureen, halka qaarka kalena ay darbiyada ka boodeen.

Ninkan ayaa kamid ahaa oo BBC u sharaxay sida ay uga baxsadeen. DHAGEYSO

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews