Wefti Oromo Ah Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0
1

Hargeysa (Hubaal) Wetfigan oo ka koobnaa ganacsato iyo madaxda dhaqanka ee dalka Itoobiya, gaar ahaan kililka Oromada ayaa gelinkii ee maanta ka soo degay madaarka Cigaal ee caasimada Somaliland.

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya iyo badhasaabka gobolka Hargeysa iyo sidoo kale qaar ka mid ah salaadiinta dhaqanka ayaa weftigaasi ku soo dhaweeyay madaarka Cigaal.

Weftigan oo warbaahinta kula hadlay gudaha madaarka ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda.

DAAWO:

SHARE
Article horeItoobiya: Ciidamo Inay Dilaan Rabay Ra’iisal-wasaare Abiy Oo La Xukumay
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here