Weftigii Wasiir Xirsi Hogaaminaayey Oo Dalka Ku Soo Laabtay Galabta‏ + Sawiro

0
15

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Weftigii uu hogaaminaayey ee Sanad Guurada 23aad ee 18 may 2014 la qaybsaday Dalka Maraykanka iyo Canada oo Dalka ku soo laabtay Maanta oo Khamiis ah kana War bixiyey Waxyaalihii u soo qabsoomay intii ay ku sugnaayeen Wadamadaasi gaar ahaan dhaqaalihii ay u soo ururiyeen Wadada Ceerigaano hada farta lagu hayo.

IMG_0010IMG_0004IMG_0013

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here