“Wuu Dhamaaday Khilaafkii Kala Aragtida Sharciyeed Ee Wasaaradda & Waaxda Xisaabaadka Guud Ka Dhexeeyay”

0
1

Hargeysa (Hubaal) Khilaaf ka dhaxeeyay wasaaradda maaliyadda & xafiiska xisaabaadka oo la xidhiidhay nidaamka iyo sharciyada maamul ayaa la dhameeyay.

Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland. Nuqulka qoraalkan oo Hubaal soo gaadhay ayaa waxa uu u dhignaa sidan;

War-saxaafadeed

 Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay cadaynaysaa inuu dhamaaday kala aragtida sharciyeed ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Waaxda Xisaabaadka Guud ka dhexeeyay, kaas oo ku soo afmeermay in Xafiiska Xisaabaadka guud yahay Waax “Department/Office” ka mid ah Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, sida ku xardhan Dastuurka JSL, Xeerka Maamulka Maaliyadda ee Waddanka u Dajisan iyo Hannaanka Dawladnimo ee Dunidu isticmaasho.

 

Allaa Mahad Leh

 

Yuusuf Maxamed Cabdi

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

SHARE
Article horeDAHABSHIIL: Waxa uu Astaan u yahay Dhiiranaanta, Dhaaya-fogaanta & Dhabar-adayga Soomaalida
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here